ileys tower

Company News

KOOBKA RAMADAANKA

Shirkadda ILEYS ENTERPRISES oo ka daahfurtay tartanka kubada cagta koobka Ramadaanka magaalada Burco garoomada IICUG.

Shirkadda ILEYS ENTERPRISES oo ka daahfurtay tartanka kubada cagta koobka Ramadaanka magaalada Burco garoomada IICUG....

Title

ILEYS ENTERPRISES ANNUAL MEETING 2024

ILEYS ENTERPRISES Waxay alaaba bisha koowaad ee sanadkasta u qabataa dhamaan shaqaale waynaha shirkadda, shir sanadle ah oo lagu qabto Xaruntooda Guud...

Shirka madaxda dabdamiska iyo ILEYS ENTERPRISES

KULANKII DAB-DAMISKA QARANKA IYO SHIRKADA ILEYS

Waxa maalinkii khamiistii oo bishu ahayd 07-Dec-2023 aan shir la galnay Madaxda dab-damiska qaranka gaar ahaan Jananka Ciidanka dab-damiska Mudane S...

ARGO CASRIYA OO ILEYS ENTERPRISES KA HIRGALISAY MAGALADA BURCO

ILEYS ENTERPRISES OO KU SOO KORDHISAY ARGO CUSUB MAGAALADA BURCO

SHIRKADA ILEYS ENTERPRISES AYAA MAGAALADA BURCO KU SOO KORDHISAY ARGO AAN NOOCEEDA HORE LOOGA HIRGALIN MAGAALOOYINKA DALKA....

Abdisalan Hereri iyo Shaqaalaha Xarunta Guud Ee ILEYS ENTERPRISES

Suxufiga Ruugcadaaga ah ee Abdisalan Hereri oo booqasho ku yimi Shirkadda ILEYS ENTERPRISES Xarunteeda Guud ee magaalada Burao

Suxufiga Ruugcadaaga ah isla markaana caan ka ah dhamaan caalamka intiisa badan iyo soomalida dhexdooda Mr Abdisalan Hereri ayaa nagu soo booqday Shi...

Title

Warka Horyaal TV ee Tababarka Xalinta Khilaafaadka Goobaha Shaqada ee Shaqalaha Ileys

Conflict Management in workplace Training for ILEYS ENTERPRISES STAFFS....

Tababarka Shaqalaaha ee Xalinta Khilaafaadka Goobaha Shaqada

Tababarka Xalinta Khilaafaadka Goobaha Shaqada oo la siiyay Shaqalaha ILEYS ENTERPRISES

Qayb ka mida Shaqalaaha Shirkada ILEYS ENTERPRISES oo la siiyay Tababar la xidhaadha Xalinta Khilaafka Goobaha Shaqada....

Shahaadada Tababarka Waxqabadka Shaqlaha iyo Dabeecadooda shaqada

Tababarka Waxqabadka Shaqaalaha iyo Qiyamka Goobaha Shaqada (Workplace Ethics & Employee Productivity)

kobcinta iyo kor-u-qaadida xirfadaha kala duwan ee la xidhiidhay waxsoosaarka Shaqaalaha iyo Qiyamka goobaha shaqada...

Casuumad Qado sharaf  oo ay wada qaateen labada dhinac

Booqashada Masuuliyin ka socota companiga wayn ee AlNAHDA CHEMICALS ee soo saara Ranjiga caankaa ee WELLCOAT PAINT.

Wafti ka socda companiga soo saara ranjiga iyo istanbarka caanka ah ee WELLCOAT PAINT ee ALNAHDA CHEMICAL COMPANY oo soo gaadhay xarunta dhexe ee Sh...

Booqashada Wasiirada Somaliland ee Wershada ILEYS DETERGENT INDUSTRY CORPORATIONS

Booqashadii Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada iyo Xanaanada Xoolaha ee Wershada ILEYS

Gudoomiyaha Shirkada ILEYS ENTERPRISES Mudane NOUR DUALE DIRIYE ayaa maanta kusoo dhaweeyay wershada ugu wayn geeska Africa ee ILEYS DETERGENT INDUST...

Ileys Head Quarter Group Photo

18 MAY 2023 CELEBRATIONS

ILEYS COMPANY DEMONSTRATED A HIGH PROFILE CELEBRATION STANDARD AT 18 MAY 2023...

ILEYS TEAM AND SOMALILAND FLAG

18 MAY 2023 Video Highlight

Dabaaldaga Shirkada Ileys ee Maalinta Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland 18 MAY-2023....

WERSHADA ILEYS DETERGENT INDUSTRY CORPORATIONS

Wafti Baarlamaanka Somaliland Ah Oo Booqday Wershada ILEYS DETERGENT INDUSTRY CORPORATION BURAO.

Wafti ka mida Baarlamaanka Somaliland oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka Togdheer iyo Golaha degaanka Burao ayaa saaka soo booqday Wershada ugu wayn...

ILEYS ANNUAL MEETING GROUP PHOTO OUTSIDE THE MEETING HALL

ILEYS ANNUAL MEETING 2023

Periodically Every year ILEYS ANNUAL MEETING was happen its head quarter office in Burao, Togdheer....

IDICO Team members posing for a picture with the award

IDICO Celebrates ISO 9000:2015 Certification.

On December 27nd, 2022, Ileys Detergent Industry Corporation (IDICO) celebrated its milestone achievement of receiving the prestigious ISO 9000:2015 c...

Ileys tower

Ileys Delights Customers with Surprise Door-to-Door Delivery

Ileys made a surprise visit to customers, delivering top-selling products like liquid detergent Gaari and laundry detergent Nura. The response was ove...

ISO Banner

Ileys Achieves ISO 9000:2015 Certification

Ileys is proud to announce that we have received ISO 9000:2015 certification, a globally recognized standard for quality management. This achievement ...