Casuumad Qado sharaf  oo ay wada qaateen labada dhinac

Booqashada Masuuliyin ka socota companiga wayn ee AlNAHDA CHEMICALS ee soo saara Ranjiga caankaa ee WELLCOAT PAINT.

Thu Jul 13 2023

Wafti ka socda companiga soo saara ranjiga iyo istanbarka caanka ah ee WELLCOAT PAINT ee ALNAHDA CHEMICAL COMPANY oo soo gaadhay xarunta dhexe ee Shirkadda ILEYS ENTERPRISES Burao.

Waftigan oo ka koobnaa Laba masuul oo kala ahaa Madaxa iibka iyo suuqgaynta Waseem iyo Mulkiilayaasha shirkadda Wellcoat paint Mr Rijab. waxay indho indhayn ku soo sameeyeen Qaar ka mida laamaha shirkadda Sida Hargeisa branch iyo Burao branch.

Socdaalka masuuliyiintaan wuxuu daarnaa sidii ay u ogaanlahaayeen xadiga suuq ee uu haysto ranjiga caanka ee Wellcoat oo ILEYS wakiil uga tahay dhamaan suuqyada somaliland, Puntlland iyo Somaliya. Intay socdaalkooda ku gudo jireen waxay sidoo kale la kulmeen macaamiisha shirkadda ILEYS ENTERPRISES ee sii iibiya Ranjiga Caanka ee Wellcoat Paint.

Waa kuwan qaar ka mid sawiradii shirarka iyo casuumadii ay wada qaateen waftiga iyo madaxda shirkada ILEYS ENTERPRISES oo uu hor kacayo hawl-wadeenka Guud ee shirkadda ILEYS Mr Mohamed Abdi Yousuf.

Hadhimo Sharafeed Waftiga Walcoatka iyo ILEY HQ Staff Hadhimo Sharafeed Waftiga Walcoatka iyo ILEY HQ Staff

Hadhimo Sharafeed Daallo Hotel Hall Hadhimo Sharafeed Daallo Hotel Hall

Daallo Hotel Group Photo Daallo Hotel Group Photo
Team Photo Team Photo
Madaxda Shirkadda ee ka hawl gala Xarunta Guud HQ Office Madaxda Shirkadda ee ka hawl gala Xarunta Guud HQ Office