Shahaadada Tababarka Waxqabadka Shaqlaha iyo Dabeecadooda shaqada

Tababarka Waxqabadka Shaqaalaha iyo Qiyamka Goobaha Shaqada (Workplace Ethics & Employee Productivity)

Mon Jul 17 2023

Tabobarkan oo ujeedadiisu ahayd kobcinta iyo kor-u-qaadida xirfadaha kala duwan ee la xidhiidhay waxsoosaarka Shaqaalaha iyo Qiyamka goobaha shaqada ayaa loo qabtay shaqaalaha waaxaha kala duwan ee shirkadda, gaar ahaan shaqaalaha iyo maamulayaasha safka hore. Waxa ka faa’iidaystay tobabarkan shaqaale dhan 20shaqaale oo isugu jira, Madax qaybaydyo, kaaliyaal,Maamulayaal laamo oo ka kala socday waaxaha waxsoosaarka,farsamada, iibka iyo suuqgeynta, xisaabaadka iyo dhawrista tayada.

Tobobarkan oo socday mudo laba maalmood 17 iyo 18 July, waxa bixinaysay SAHAN TRAINING & CONSULTING FIRM waaxdeeda tabobarrada iyo kobcinta awoodaha.

Shaqaalaha ILEYS ee Tababarka Qaatay iyo Shahaadooyinkoodii Shaqaalaha ILEYS ee Tababarka Qaatay iyo Shahaadooyinkoodii
Maamulaha Laanta Dhismaha Burao B2 Maamulaha Laanta Dhismaha Burao B2
Madaxa Cabaynta Saabuunta Taydha (Packing Section Supervisor) Madaxa Cabaynta Saabuunta Taydha (Packing Section Supervisor)
Madaxa Enginada Laydha Wershada ILEYS Madaxa Enginada Laydha Wershada ILEYS
Engineer Ka mida Engineerada Farsamada Dabka Engineer Ka mida Engineerada Farsamada Dabka
Madaxa waxsoosaarka saabuunta Taydha Madaxa waxsoosaarka saabuunta Taydha
Shaqo wadareedka Shaqaalaha tababarka Shaqo wadareedka Shaqaalaha tababarka
Madaxa waaxda Hubinta Tayada Madaxa waaxda Hubinta Tayada
Shaqo wadareed shaqaalaha cutubyada tababarka Shaqo wadareed shaqaalaha cutubyada tababarka
Madaxa shaqaalaha iibka laanta Burao Madaxa shaqaalaha iibka laanta Burao