Shirka madaxda dabdamiska iyo ILEYS ENTERPRISES

KULANKII DAB-DAMISKA QARANKA IYO SHIRKADA ILEYS

Thu Dec 07 2023

Waxa maalinkii khamiistii oo bishu ahayd 07-Dec-2023 aan shir la galnay Madaxda dab-damiska qaranka gaar ahaan Jananka Ciidanka dab-damiska Mudane Sawaahili iyo Madaxa Shaqaalaha iyo Xoghaye Ibrahim. Shirkan oo ka qabsoomay xafiiska jananka dabdamiska ee magaalada hargeisa waxaa u jeedadiisu ahayd sidii ka wershad ahaan ILEYS aan u heli lahayn xog ku saabsan hababka ugu haboon badbaadada dabka iyo Horumarinta agabka Dab-damiska warshada. Waxa kaloo shirka ka mid ah sidii aan u heli lahayn tababaro la xidhiidha ka hortaga iyo badbaadada dabka dhamaan wershada iyo shaqaalaha ka hawgala.

Sawir Guudka ee shirka Sawir Guudka ee shirka
Jananka Ciidanka Dabdamiska Mudane Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili Jananka Ciidanka Dabdamiska Mudane Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili
Madaxa Qaybta Shaqaalaha Cabdicasis Axmed Cilmi Xasan Madaxa Qaybta Shaqaalaha Cabdicasis Axmed Cilmi Xasan
Xoghayaha Dabdamiska Mr Ibrahim Xoghayaha Dabdamiska Mr Ibrahim
Saraakiisha Shirkada ILEYS SHARMARKE IYO ABDIRAHMAN Saraakiisha Shirkada ILEYS SHARMARKE IYO ABDIRAHMAN