Abdisalan Hereri iyo Shaqaalaha Xarunta Guud Ee ILEYS ENTERPRISES

Suxufiga Ruugcadaaga ah ee Abdisalan Hereri oo booqasho ku yimi Shirkadda ILEYS ENTERPRISES Xarunteeda Guud ee magaalada Burao

Mon Jul 24 2023

Suxufiga Ruugcadaaga ah isla markaana caan ka ah dhamaan caalamka intiisa badan iyo soomalida dhexdooda Mr Abdisalan Hereri ayaa nagu soo booqday Shirkadda caalamiga ah ee Ileys Enterprises xarunteeda guud ee magaalada Burao.

Marka laga yimaado booqashadaas suxufiga, wuxuu sidoo kale ka diyaariyay Barnaajim aad u wayn oo la xidhiidha waxsoosaarka dalka gudihiisa.

Sida aynu wada ognahay ILEYS ENTERPRISES waxay dalka ka samaysay mudo hada laga joogo 18 sano ka hor wershada ugu wayn geeska africa ee soo saarta agabka nadaafada noocyadooda kala duwan Sida Saabuunta budada ah ee Taydha, Saabuunta Jidhka, Saabuunta Dharka, Saabuunta dareeraha ee faraxalka, Shaambooga Dharka lagu maydho iyo Jaafeelka.

Barnaamijkan oo dhawaan lagu soo baahin doona barta wariyaha ee Youtubeka Abdisalan Hereri waxaa kaloo aan ka heli karna Website shirkada Ileys iyo sidoo Kale Pagege shirkada iyo Youtubekayagaba.

ileys HQ Staff and Abdisalan Herreri ileys HQ Staff and Abdisalan Herreri
Xafiiska Mayor ku xigeenka degmada, Hereri, iyo Shaqalaha Ileys Xafiiska Mayor ku xigeenka degmada, Hereri, iyo Shaqalaha Ileys
ILEYS Staff, Hereri iyo Mayor Kuxigeen Mukhtaar ILEYS Staff, Hereri iyo Mayor Kuxigeen Mukhtaar
Hawladeenka Guud ee Shirkada Ileys iyo Hereri iyo Hadhimo sharafeedkii Hotel Daallo Hawladeenka Guud ee Shirkada Ileys iyo Hereri iyo Hadhimo sharafeedkii Hotel Daallo
Abdirahman Abtiyo iyo Hereri iyo Hotel Daallo Abdirahman Abtiyo iyo Hereri iyo Hotel Daallo
Title undefined