Tababarka Shaqalaaha ee Xalinta Khilaafaadka Goobaha Shaqada

Tababarka Xalinta Khilaafaadka Goobaha Shaqada oo la siiyay Shaqalaha ILEYS ENTERPRISES

Wed Jul 19 2023

Shirkada ILEYS ENTERPRISES Ayaa Xalay tababar la xidhiidha Xalinta khilaafaadka Goobaha Shaqada (Conflict management in workplaces) u qabatay qayb ka mida shaqaalaheeda. Tababarkaa waxaa soo diyaarisay oo bixinaysay Jaamacada Togdheer University waaxdeeda tabobarrada iyo kobcinta awoodaha ee ku taala Magaalada Burao.

Tabobarkan oo ujeedadiisu ahayd kobcinta iyo kor-u-qaadida xirfadaha kala duwan ee la xidhiidhay xallinta khilaafaadka goobaha shaqada ayaa loo qabtay shaqaalaha waaxaha kala duwan ee shirkadda, gaar ahaan shaqaalaha iyo maamulayaasha safka hore. Waxa ka faa’iidaystay tobabarkan shaqaale dhan 20shaqaale oo isugu jira, madax qaybaydyo, kaaliyaal, iyo maamulayaalm laamo oo ka kala socday waaxaha waxsoosaarka, farsamada, iibka iyo suuqgeynta, xisaabaadka iyo dhawrista tayada.

Tababarka oo ka Qabsoomay Xarunta Dhexe Shirkadda Hoolka Shirarka. Tababarka oo ka Qabsoomay Xarunta Dhexe Shirkadda Hoolka Shirarka.

Shaqaalaha Qaadanayay Tababarka Shaqaalaha Qaadanayay Tababarka
Shaqaalaha ILEYS ee Qaadanayay Tababarka Shaqaalaha ILEYS ee Qaadanayay Tababarka
Shaqaalaha ILEYS ee qaadanayay tababarka Shaqaalaha ILEYS ee qaadanayay tababarka
Gudoomiyaha Jamaacada Togdheer Burao Dr Abdibaasid Gudoomiyaha Jamaacada Togdheer Burao Dr Abdibaasid
Tababaraha Bixinay Tababarka Xalinta Khilaafaadka Professor Eng Sakariye Tababaraha Bixinay Tababarka Xalinta Khilaafaadka Professor Eng Sakariye
Abdirahman Mohamed Abdillahi Public Relations Specialist Abdirahman Mohamed Abdillahi Public Relations Specialist
Mukhtar Jama Muhumed Admin & HR Manager Mukhtar Jama Muhumed Admin & HR Manager
Shaqalaha Wershada ee qaadanayay Tababarka Shaqalaha Wershada ee qaadanayay Tababarka
Xisaabiyaha Laanta Dhismaha Burao Guuleed Xisaabiyaha Laanta Dhismaha Burao Guuleed
Maamulaha Laanta Dhismaha Burao Mr Abdifatah Maamulaha Laanta Dhismaha Burao Mr Abdifatah
Bare Sare oo Jaamacada Togdheer ka tirsan isla markaa Bixinay Tababarka Bare Sare oo Jaamacada Togdheer ka tirsan isla markaa Bixinay Tababarka