KOOBKA RAMADAANKA

Shirkadda ILEYS ENTERPRISES oo ka daahfurtay tartanka kubada cagta koobka Ramadaanka magaalada Burco garoomada IICUG.

Mon Mar 18 2024

Shirkadda ILEYS ENTERPRISES oo ka daahfurtay tartanka kubada cagta koobka Ramadaanka magaalada Burco garoomada IICUG.

Tartanka waxaa maalgalisay oo suurtagalisay qabsoomidiisa shirkadda ILEYS ENTERPRISES, waxaana ku loolami doona 12 kooxood oo ah ciyaartooyadii hore ee gobolka Togdheer. Marwalba waxaa ka goan shirkadda ILEYS dhiirigalinta iyo dardargalinta isdhexgalka Bulshada.

Kooxda ILEYS IYO MASUULIYIINTA SHIRKADA ABTIYO IYO ABDIWALI Kooxda ILEYS IYO MASUULIYIINTA SHIRKADA ABTIYO IYO ABDIWALI
labada kooxood ee lagu furay koobka Ramadaanka Burco labada kooxood ee lagu furay koobka Ramadaanka Burco
Kooxda Shirkadda ILEYS ee tartanka koobka Ramadaanka Burco Kooxda Shirkadda ILEYS ee tartanka koobka Ramadaanka Burco
Title undefined
Mudanayaasha Golaha Degaanka Burco iyo Koobka Ramadaanka Burco Mudanayaasha Golaha Degaanka Burco iyo Koobka Ramadaanka Burco
Masuuliyiinta ILEYS iyo Gudiga qabanqaabada Koobka Ramadaanka Burco Masuuliyiinta ILEYS iyo Gudiga qabanqaabada Koobka Ramadaanka Burco
Ciyaaryahan ka tirsan Kooxda Amaano Insurance Ciyaaryahan ka tirsan Kooxda Amaano Insurance
Abdirahman Abtiyo iyo Labada Kabtan ee kooxaha lagu bilaabay Koobka Ramadaanka Abdirahman Abtiyo iyo Labada Kabtan ee kooxaha lagu bilaabay Koobka Ramadaanka
Sawirada Badhtamaha Ciyaarta Dhexdeeda Sawirada Badhtamaha Ciyaarta Dhexdeeda
Waxsheega Dhexdhexaadiyaha ciyaarta ciyaaryahanada Waxsheega Dhexdhexaadiyaha ciyaarta ciyaaryahanada
Badhtamaha Garoonka Badhtamaha Garoonka
Ibafurkii Tartanka iyo hadaljeedintii Koobka Ramadanka ee Abdirahman Abtiyo Ibafurkii Tartanka iyo hadaljeedintii Koobka Ramadanka ee Abdirahman Abtiyo